Madaxtooyada Somalia oo War ka soo saartay Suxufiyiin lagu jirdilay Muqdisho

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Somalia Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa sheegay in la xiray askar ka tirsan ciidamada dowlada oo si xun ula dhaqmay suxufiyiin ka tirsanaa telefishinka Al-Jazeera oo ka howlgalayey magaalada Muqdisho. Suxufiyiintan ayey wararku sheegayan in shalay galab ciidamo ka tirsan dowlada ay ku jirdileen meel ku dhow isgoyska Zoope, iyagoo dhibaato u geystay … Continue reading Madaxtooyada Somalia oo War ka soo saartay Suxufiyiin lagu jirdilay Muqdisho